Josep Borrell oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxda dalka ugu sareysa

Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaraan wefdi uu hoggaaminayo Wakiilka Sare ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo Siyaasadda Amniga Josep Borrell. Wefdigan ka socda Midowga Yurub ayaa marka ay soo gaaraan magaalada Muqdisho la filayaa in kulamo la qaataan madaxda dalka ugu sareysa gaar ahaan Madaxweyne Xasan … Continue reading Josep Borrell oo maanta imaanaya Muqdisho lana kulmaya Madaxda dalka ugu sareysa